Wiilkii iibsaday xikmada
maamo maamo duq ah iyo wiil dhalin yaro ah
waxayna usocdeen tuulo ka fog tuulada ay daganyihiin
wuxuu gaariga sii socda mar ay marayaan meel udhaw
tuulada ay marayeen ayaa maamadii waxay
ay tiri yaa iga iibsanaayo hai xikmad oo qaali ah dadkii gaariga
saarnaa way aamuseen ugu dambeen wiilkii ayaa
yiri waa imisa maamo xikmada yacni meeqaa igaga
iibsanee maa madii waxa ay ugu jawaab tay haldiinaar
Kadib waxaa uu siiyay halkii diinaar waxa uuna kuyiri
Hada iisheeg ximada maa madii waxa ay kutiri waayahay
Ee haldaqiiqo aamus haye ayuu kuyiri halkii daqiiqo kadib
ayuu yiri way dhamaatay ee iisheeg xikmada waxa ay kutiri
xikmada waad iga haysataa waxa uu uukuyiri sidee waxa iimaba
sheeginee waxa ayku titiri ximada waxaa waaye inta aada hadlin kahor
Aamus oo hal daqiiqo kafikir hadalkaaga
Gaba gabadii xikmada waxay tahay saxibayal ka fiirso hadal kaga mar walbo inta aadan hadlin
